Monthly Archives: June, 2013

Browse our exclusive articles!

Xaalada Magalada Kismaanyo oo weli Cakiran

Xiisad dagaal ayaa la sheegayaa in ay ka taagan tahay maanta magaalada Kismaayo ee gobolka Jubbada hoose, labo maalmood kaddib markii ay magaalada ku...

Soomaaliya: Guul Dowladnimo, Walaac Siyaasadeed!

Xiisadaha siyaasadeed ee ka aloosmay maamul u sameynta gobolada Jubbooyinka iyo mashruuca la baxay JUBBALAND waxay durbadiiba dhalisay muran xoog badan oo aad u...

Dhegayso…Mukhtaar Roobow iyo Ciidamo uu wato oo saldhigtay Tuuladii uu ku dhashay.

Mukhtaar Rooboow Cali (Abuu Mansuur) oo ka mid ah hogaanka sare ee Xarakada Shabaab ayaa waxa uu soo gaaray deegaanka Tabo oo 18Km u...

Barnaamijkii Dadow Doodnoy oo ey xaley dood aad u xiiso badan ku dhex martey Maxamed Suufi iyo C/rahman Maxamed

Dood aad u xiiso badan ayaa xaley waxaa ey dhex martey Maxamed Suufi Aba Sheekh iyo Cabdirahman Maxamed Abukar, Barnaamijkani ayaa ahaa bernaamijkeenii Doodnooy,...

Ciidamada Amisom oo maanta Miino kula qaraxdey Magalada Kismanyo

Gaari ay wateen ciidamada Sierra Leone ee qaybta ka ah howlgalka AMISOM ayaa qaraxyo miino lagula eegtay maanta magaalada Kismaayo ee xarunta gobolka Jubbada...

Popular

Ciidamada dowlada oo howlo ka dhan alshabab ka sameeyey deegaano hoostaga degmada buulaburde

Ciidanka xoogga dalka Soomaaliyeed oo kaashanaya kuwa dadka deegaanka...

Madaxweynaha dowlada federaalka oo maanta gaaray dalka kenya

Madaxweynaha dowlada federaalka Soomaaliya, Xasan Sheekh, ayaa maanta gaaray...

Reysulwasaare Xamsa oo dhawaan booqan doona dalka kenya

Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya, Xamsa Cabdi Barre ayaa lagu wadaa...

Hey’adaha dowlada oo laga mamnuucay iney meel ka baxsan dalka shir ku qabtaan

Dowladda Soomaaliya ayaa hay’adaha dowladda ka mamnuucday in meel...

Subscribe

spot_imgspot_img