Howlgalo aan caadi ahayn oo ka socda Marka iyo Maamulka dowlada oo kahadlay

0
91

Shalay ayee aheed markii Ciidamada Dowlada Soomaali ay gacanta ku dhegeen Gaari ay saarnaayeen walxaha qarxa ayaa Maamulka Magaalada Marka waxa ay sheegeen in ay siiwadayaan hoolahaasi baaritaan ee lagu soo qabqabanayo waxyaabaha  lidiga ku ah amaanka.

Guddoomiyaha dowladda ee Magaalada Marka Axmed Macalin C/raxmaan Cukaash oo uwaramay warbaahinta ayaa waxa uu sheegay in ay siiwadayaan hoolgalada nuucaan oo kale kaas oo uu sheegay in ay kusugayaan amaanka Magaalada.

waxa uu tilmaamay Gudoomiyaha in ay hoolgaladaan ay ka dhigayaan kuwo joogtaa oo ay siiwadayaan sida uu sheegay illaa amaanka Magaalada Marka laga xaqiijinaayo waxa uu tilmaamay in hoolgalkaan ay siiwadayaan.

Waxa uu ugu danbeentii sheegay in hoolgalkaan ay san u sameeneenin sida uu sheegay in amaanka Magaalada uu yahay mid aan fiicneen laakiin uu yahay mid lagu xaqiijinaayao amaanka islamarkaan lagu sooqaqabanaayo sida uu sheegay wax yaabaha yar yare ee geesan kara dhibaato.

Maalmihii ugu danbeeyay ciidamada Dowlada Soomaaliya iyo kuwa Midowga Afrika ee AMISIM ayaa waxa ay kawadeen Magaalada Marka holgalo lagu sugaayo amaanka Magaalada.

Shalay ayeey aheyd markii ciidamada Dowladda Soomaaliya ay gacanta ku dhigeen gaari ay saarnaayeen waxyaabaha qarxa iyo sidoo kale qalab kale.