
War murtiyeed kooban ayaa lagasoo saaray shirkii dhexmaray madaxweynayaasha maamul goboleedyada Soomaaliya, kaasoo looga hadlayay arimaha doorashada Soomaaliya.
Qodobada lagasoo saaray waxaa kamid ah in ay madaxdu yeeshaan shir degdeg ah oo looga arrinsanayo arimaha doorashada, shirkaas oo ka dhicidoona magaalada Dhuusamareeb markay taariikhdu tahay 9 july.
