
Madaxweynaha dowlad deegaanka itoobiya Mustafe Muxumed Cagjir ayaa ka digey in la iska horkeeno qowmiyahada kala duwan ee ku nool dalka itoobiya, Kabid markii maalmihii lasoo dhaafey uu resulsulwasaraha itooobiya uu sheegay in taalooyin lagu xusayo saraakiishii ciidamada itoobiya ee ku dhintey dagaalkii 1977 laga dhisi doono buurta kaaramardhaa.
Mustafe Cagjir ayaa sheegey in xiligan aysan habooneyn in lasoo faafaago dhibaatooyin laga bogsadey shacabka nabada ku wada joogana aan dhexdooda laga abuurin dadaalo hor leh.