
Jadwalkii ay sameeyeen gudiga doorashooyinka maamulka Cabdicasiis Lafta gareen ayaa maanta oo ay taariikhdu tahay ku cayinaa in ay ku egtahay soo xulista xildhibaanada baarlamaanka labaad ee maamulkaasi.
Isla gudigaas jadwalkii ay soo saareen waxaa ku xusneyd 10 ilaa iyo 15 bisha marso wexey ku sheegeen inay ku xalin doonaan khilaafaadka iyo isqabqasiga ka dhasha doorashooyinkaas.
Hadaba gudoomiyaha gudiga doorashooyinka maamulka Cabdicasiis Lafta gareen Maxamed Keeroow Maxamed oo la hadley warbaahinta ayaa sheegey in aysan suura gal aheyn in maanta ay soo afjaraan soo xulista baarlamaanka.
Isagoo arintaasi ka hadlayana waakan