Dhegeyso: Rag Isku Deyey Inay Gabar 17 Jir ah Afduubtaan oo Lagu Soo Baxay

0
115

Shacabka maagaalada gaalkacyo ayaa waxaa ay si weyn u hadal hayaa rag isku dayey iney halkaasi ka qabsadaan gabar 17 jir ah oo halkaasi xoolo ku raaceysay.

Ragani ayaa la sheegay in ay cirbad suuxiso ah ku dureen gabadha si ay u kaxeystaan balse ay gabadhii qeylo ku dhufatey taasoo keentay in dadkii magalada ay kusoo bexaan qeyladeeda ragiina ay halaaksi ka cararaan.

Gabadha adeerkeed Shariif Maxamed Kediye oo warbaahinta la hadley oo arintaasi ka hadlaya waakan ee naka dhegeysta.