
Gudoomiyaha Guddiga la socodka dib u eegista Dastuurka Soomaaliya Senator Cabdi Xasan Cawaale (Qeybdiid) ayaa sheegay in sababo la xiriira awood dhaqaale u soo daabici la’dahay xukuumada lacag Cusub oo Shillin Soomaali ah.
Senator-ka ayaa sheegay in hadda Soomaaliya inta badan deynta laga cafiyey,isla markaana ay ku dhow dahay in Soomaaliya ay sameysato lacag Cusub waa sida uu hadalka u dhigay.