Sheekh Shaakir oo Sheegay In Reysulwasaare Kheyre Uu Xasuuq Ka Geystey Magalada Dhusamareeb

0
89

Sheikh Maxamed Shaakir ayaa maanta soo saaray warsaxaafadeed uu ku muujinayo inuu weli yahay madaxweynaha Galmudug, xilli dhawaan looga itaal roonaaday Galmudug, awood ahaan iyo siyaasad ahaanba.

Warsaxaafadeedkiisu wuxuu ku eedeeyay raysal wasaaraha Soomaaliya inuu ka dambeeyay dagaaladii ka dhacay Dhuuso mareeb, isagoo ku tilmaamay xasuuq.