Dhegeyso Madaxweyne Farmaajo oo Si Kaftan Ah u Weeraray Xildhibaanadii Mooshinka Ka Keeney

0
73

Madaxweynaha Dowlada Federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa weerar Afka ah ku qaaday ku dhawaad 90 Xildhibaan oo Mooshin ka keenay dhamaadkii Sanadkii tagay ee 2018-ka.

Madaxweynaha Soomalaiya ayaa sheegay in markuu maqlay Mooshinka in uu telfoonka kula hadlay Gudoomiyaha baarlamaanka Soomaaliya, islamarkaana uu wax ka weydiiyay sidda ay wax jiraan.