Dhegeyso:Reysulwasaaraha oo Sheegey Iney Sameyn Doonaan Gudiga La Dagaalanka Musuqmaasuqa

0
82

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Soomaaliya Xasan Cali Kheyre ayaa sheegay in dowladda Soomaaliya ay ka go’an tahay ka hortagga falalka Musuq maasuqa ah.

Waxaa uu sheegay in xukuumadda Soomaaliya ay sameysay Sharciga la dagaalanka Argagixisadda, islamarkaana ay u gudbisay Baarlamaanka Soomaaliya.

Reysulwasaaraha ayaa sidoo kale xusay in la sameyn doono Guddiga la dagaalanka Musuqmaasuqa.

Raiisal-wasare Kheyre