Ra’isal Wasaare ku xigeenka Dowlada federaalka somaliya Mahdi Maxamed Guuleed Khadar ayaa sheegay in dowladd Soomaaliya ay wado dadaaladii ugu dambeeyay ee dhameystirka manhajka Waxbarasho ee dalka.
Waxa uu sheegay in dowladdu ay ka hortageyso fikradaha qaldan ee laga bixinayo Waxbarashada Dalka isla markaana aysan aqbali doonin in si qaldan loo sii isticmaalo.
Waxa uu tilmaamay in ay dhiira gelinayaan waxbarashada dhalinyarada Soomaaliyeed oo ay xooga saari doonaan sidii waxbarasho mideysan oo tayo leh loo heli lahaa.
Hadaladiisana waxaa ka mid ahaa.
Halkan hoose kaga dhegeyso mobilkada
Raysal-Wasaare-ku-Xigeenka Mobil