Maamulka Gobolka Banaadir ayaa Hay’addaha Samafalka ee ka howlgala Muqdisho ugu baaqay in ay si wanaagsan ugu gargaaraan dadka danyarta ah oo aysan danahooda ka fiirsan.
Maamulka waxa uu sidoo kale sheegay in aysan aqbali doonin in gargaar aan ku filneyn in mar walbo la siiyo dadka isla markaana sawiro laga qaato.
Guddoomiye ku xigeenka Arrimaha Bulshada ee Maamulka Gobolka Banaadir Cabdullaahi Sheekh Cali Erag ayaa sheegay in ay soo saarayaan sharciyo lagu xadiyo Hay’addaha Samafalka.
hadaladiisana waxaa ka mid ahaa.
Halkan hoose kaga dhegeyso mobilkada