Dhegeyso: Wasiirka Amniga Maamul Goboleedka Puntland oo Sheegey In Qofkii Dembile Ahba La Dilaa

0
77

Wasiirka Amniga maamulka Puntland Cabdi Cali Xirsi Qarjab oo la hadlay Warbaahinta ayaa sheegay in ay qaadayaan tilaabooyin deg deg ah oo lagu xaqiijinaayo Amniga Magaalada Garoowe ee Caasimadda Puntland.

Wasiirka ayaa sheegay in maalmihii lasoo dhaafay Magaalada Garoowe ay kusoo kordheen Koox burcad ah oo dadka baaranaya.

Hadaladiisana wxaa ka mid ahaa.

Cabdi Cali Xirsi Qarjab

Halkan hoose kaga dhegeyso mobilkada

Cabdi Cali Xirsi Qarjab Mobil