Daawo Sawir uu Amiin Camir Ka Sameeyey Kooxaha Lugooyada Ku Haya Dadka iyo Dalkaba

0
80

amin-camirAmiin Camir ayaa maanta waxaa uu bogiisa kusoo qaatey sawir ka hadlaya kooxaha diidan somaliya iney la jaan qaado dowladaha kale ee caalanka ayagoo u shaqeeya in ay fuliyaan danaha dowladaha raba iney somaliya iska masaruuftaan si ay ayagana u helaan wax yaroo shilimaad ah.

hashii