WARARKA Aqriso: Warqad Kasoo Baxdey Xafiiska Reysulwasaaraha oo Loogu Digayo Hey’adaha Nabadsugida By admin - November 30, 2016 0 99 FacebookTwitter Ra’iisal wasaaraha xukuumada Soomaaliya Cumar C/rashiid Cali Sharma’arke ayaa qoraal u soo saaray ugu baaqay dhamaan hay’adda nabad-sugida Qaranka in ay faraha kala baxdo habsami u socodka doorashada dalka. Share this:Click to share on Facebook (Opens in new window)Click to share on LinkedIn (Opens in new window)Click to share on Twitter (Opens in new window)Click to share on Tumblr (Opens in new window)Click to share on WhatsApp (Opens in new window)