Monthly Archives: August, 2016

Browse our exclusive articles!

Dhegeyso Cabdiweli Gaas oo Sheegey In Somalida Aysan Weli Diyaar u Noqon Iney Isu Tanaasulaan Si Ay Dowlad U Noqdaan

Madaxweynaha Maamul Gobolleedka Puntland Cabdiweli Maxamed Cali Gaas oo la hadley warbaahinta ayaa sheegey in somalida aysan weli kasoo go'in ay ay nodaan dad...

Daawo Diyaarad Laga Leeyahay Dalka Imaaraadka Carabta oo Sidey 300 Ruux oo Maanta Dab Qabsadey

Diyaarad laga leeyahay dalka imaaraadka carabta oo ka timid dalka india ayaa maanta dab ku qabsadey  dubai international Airport ayadoo soo degeysa. Diyaaradan ayaa la...

Shirka Madasha Qaranka oo Maanta Ka Furmey Magalada Muqdisho

Waxaa maanta si rasmi ah uga furmay magaalada Muqdisho shirka madasha wada tashiga qaran oo ay ka qeyb galayaan madaxda dowlada federaalka ah ee...

wasiirka dowladda Ingiriiska u qaabilsan Afrika iyo Bariga Dhaxe oo Xamar Lagu Soo Dhaweeyey

Madaxweynaha Somalia Xasan Sheekh Maxamuud ayaa magaalada Muqdisho ku soo dhaweeyay wasiirka dowladda Ingiriiska u qaabilsan Afrika iyo Bariga Dhaxe Tobias Ellwood ,kaasi oo...

Dhegeyso Maamulka Axmed Madoobe oo Iska Fogeeyey Eedeymo Sheegayey Iney Lunsadeen Raashinkii Loogu Tala Galey Gobolka Gedo

Madaxweyne ku xigeenka Maamulka Axmed Madoobe ayaa iska fogeeyay eedeeyn kaga timid maamulka gobolka Gedo , taasoo aheyd in raashin deeq ah oo loogu...

Popular

Maxkamada racfaanka oo eedeysane siid cali ku xukuntey dil toogasho

Maxkamadda Rafcaanka gobolka Banaadir ayaa maanta xukun dil toogasho...

Shirka golaha wadatashiga oo ka furmey magalada muqdisho

Shirka Golaha Wadatashiga Qaran ayaa goordhoweyd ka furmay Madaxtooyada...

Madaxweynaha maamulka koonfur galbeed oo isku shaandheyn ku sameeyey qaar ka tirsan golihiisa wasiirada

Madaxweynaha maamul goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya, Cabdicasiis Xasan Maxamed...

Madaxweynaha oo magacaabay gudi qaranka difaaca oo ka kooban 10 xubnood

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa...

Subscribe

spot_imgspot_img