Dhegeyso: Gudoomiyihii hore ee Degmada Marka oo Ka Hadley Sababtii Ka dambeysey Ciidamadii Shaley Ka Baxay Degmada Marka

0
67

Gudoomiyihii hore ee degmada Marka Maxamed Cismaan Yariisow oo warbaahinta la hadlay xaaladda degmada Marka ee gobolka shabeelaha hoose.

Gudoomiye Yariisow ayaa sheegay in ciidamadii shaley ka baxay magaalada Marka ay u dulqaadan waayeen amarka C/laahi Cagey oo uu ciidamada ku amray inay dhibaateeyaan dadka deegaanka.

Hadaladiisana waxaa ka mid ahaa.

Maxamed Cismaan Yariisow

Halkan hoose kaga dhegeyso mobilkada

Maxamed Cusmaan Yariisow MObil