Daawo Wakiilka Gaarka Ah ee Igad U Qaabilsan Somaliya oo Arimo Badan ka Dhawaajiyey

0
77

Wakiilka gaarka ah ee IGAD u qaabilsan Arrimaha Soomaaliya Maxamed Cabdi Afeey ayaa bixiyey wareysi dhinacyo badan taabanaya oo ku saabsan xaalada siyaasadeed ee dalka iyo howlaha ey IGAD ka heyso dalka somaliya.

Wareysigii oo dhana waaka ee nala daawada.