Dhegeyso Gudoomiyaha Deegaanka Mareerey oo Ka Waramey Weeraro Xaley Ka Dhacay Deegaanka

0
123

Gudoomiyaha Degaanka Mareerey ee gobolka Sh.hoose Sayid Baale Mayow oo Wereysi gaar ah siiyay Warbaahinta ayaa sheegay in ciidamada AMISOM saakey duqeymo ba’an ka geysteen dhulka beeraha ah ee deegaanka Mareerey.

Hadaladiisana waxaa ka mid ahaa.

Gudoomiyaha Mareerey

Halkan hoose kaga dhegeyso mobilkada

Gudoomiyaha Mareereey Mobil