Wararka inaga soo gaaraya magalada marka ayaa sheegaya in halkaasi isaga bexeen ciidamadii ku labisneyd dareyska dowlada ee ku sugneyd magalada marka.
Ciidamada Ayaa dhamaan isaga guuray Xarumihii waaweeynaa ee ay ka deganaayeen Magaalda Waxaana La wareegay Goobahaasi Maleeshiyaad hubeysan oo Xabdo ridaya.
Dhegeyso mid ka tirsan dadka shacabka oo ka hadlaya arintaas.
Halkan hoose kaga dhegeyso mobilkada