Daawo GUdoomiyaha Dhismaha Cisbitaalka Deegaanka Aw Cusmaan Oo Warbixin Inaga siin Doona Dhulkii Cisbitaalka Laga Dhisi Lahaa

0
118

Waxaa beryahan ka socdey deegaanka Aw Cusmaan ee degmada wanleweyn sidii looga dhisi lahaa cisbitaalka dhalmada haweenka iyo dhalaanka kaasoo ay ka qeyb qaadanayaan dhamaan bulshi weynta somaaliyeed meel walba oo ay joogto, Gudiga dhimaha ayaa maanta waxaa uu warbaahinta daafeed media usoo gudbiyey in ay gadeen dhulkii laga dhisi lahaa cisbitaalkaas wexeyna umada somaliyeed meel walba oo ay joogto ugu booriyeen in ay ka qeyb qaataan dhismaha cisbitaalkaas maadaama deegaanka uusan jirin wax cisbitaal ah inta badana ay dumar u dhintaan dhiig bax inta aysan gaarin magalada muqdisho.