Kol dhow ayey aheyd kolkii Al-shabaab ay Weerar Xoog leh ku soo qaadeen ciidan u abaabulan qaab beeleed isla markaana xiran dareyska ciidanka dowlada ee ku sugnaa xerada Laanta Buuro ee Gobolka Shabellaha Hoose islamarkaana ay ku qabsadeen Gaadiid Dagaal oo gaaraya ilaa lix Gaari ayaa waxaa soo baxaya Warar sheegaya in Dowladda Soomaaliya ay Xirtay Saraakiil ka tirsan Ciidanka Laanta-buuro.
Wararka ayaa sheegaya in Xabsiga la dhigay Taliyihii Ururka Koowaad ee Ciidanka Xoogga Dalka Guutada Shanaad iyo Sargaal kale.
Afhayeenkii hore ee Maamulka Gobolka Shabellaha Hoose Maxamed Xuseen Shiine ayaa sheegay in Saraakiishaas Baaritaan lagu wado hadaladiisana waxaa ka mid ahaa.
Halkan hoose kaga dhegeyso mobilkada