Dhegeyso:-Taliye Ka Tirsan Maamulka Shariif Xasan oo Sheegey In Wax Ka Qaban Doonaan Isbaarooyinka Yaala 3da Gobol

1
51

isbaaro2Taliyaha Ciidamada daraawiishta ee Maamulka shariif xasan oo la hadlay Warbaahinta ayaa sheegay in ay go’aano ka soo saareyn Askarigii lagu qabtaa isagoo isbaaro u taalla deegaanada maamulka Koofur galbeed ay ka qaadayaan talaabo sharci ah.

Waxa uu sidoo kale sheegay in aysan u dulqaadan doonin in la sii dhibaateeyo oo isbaaro loo dhigto shacabka maamulka Koofur galbeed.

Hadalka kasoo yeerey taliyahan ayaa ah mid aan waxba ka bedeli doonin qaabka ay isbaarooleyda u dhigtaan isbaarooyinka deegaanada uu maamulka shariif xasan ka taliyo hada ugu darnaadeen gobolka shabeelaha hoose.

Ibraahim Macalin

Halkan hoose kaga dhegeyso mobilkada

Ibraahim Macalin Mobil

1 COMMENT

Comments are closed.