Cudurka shubun biyoodka oo ka dilaacay magalada kismaanyo ee gobolka jubbada hoose ayaa waxaa lagu soo waramayaa in dadka ku dhintey cudurkaas ay kor in ka badan 20 xubnood dad badana ay u liitaan cudurkaas.
Dadka cudurkan ku geeryoodey ayaa waxaa ay ka kala yimaadeen adkaan ayaa ku kala geeriyooday deegaanada Migwa, Moofi iyo Kobban oo ku yaalla Jiinka wabiga Jubba, gaar ahaana inta u dhaxeysa magaalada Kismaayo iyo degmada Jamaame dadkani oo u badan haween, caruur iyo dad da’ ah.
Halkan hoose kaga dhegeyso mobilkada