Dhegeyso:-Reysulwasaare Cumar Cabdirashiid oo Sheegey In Aan Loo Baahneyn In Amisom La Geeyo Deegaanada Puntland

0
62

cumarRa’iisul wasaaraha Soomaaliya Cumar C/rashiid Cali Sharma’arke ayaa sheegay in deegaanada Puntland aan la geyn doonin ciidamo ka socdo AMISOM, kadib markii maalmahaan wararkaasi ay soo baxeen.

Wuxuu sidoo kale sheegay in dowlada Soomaaliya ay taageero la garab taagan tahay ciidamada maamulka Puntland, haddii ay u baahdaan gurmad kastaa.

Hadalkiisana waxaa ka mid ahaa.

Cumar Cabdirashiid

Halkan hoose kaga dhegeyso mobilkada

Cumar Cabdirashiid Mobil