Dhegeyso:-Odayaasha Beelaha Hawiye oo Ka Dacwoonaya Monitoring group

0
124

xaadKulan looga soo horjeedo hay,ada monitoring group ayaa shaley beelaha hawiye waxaa ay ku yeesheen magalada muqdisho ayagoo halkaas dhaleeceyn fara badan kasoo jeediyey.

Gudomiyaha golaha dhaqnka beelaha hawiye Maxamed Xasan Xaad oo gabagabadii kulan meesha ka hadley hadaladiisa waxaaka mid ahaa.

Maxamed Xasan Xaad

Halkan hoose kaga dhegeyso mobilkada

Maxamed Xasan Xaad Mobil