Dhegeyso;-Maxkamada Ciidanka Qalabka Sida oo Mar Kale Xukun Ku Ridey Eedeysanayaashii Loo Heystey Dilka Wariye Hindiyo Xaji Maxamed

0
103

courtDambiilashaaya ay maxkamada maanta dib u xukuntey ayaa waxaa xukun lagu ridey 25 bishii hore ee febraayo ayagoo loo heystey dilkii Wariye Hindiyo Xaaji Maxamed oo ka tirsaneyd warbaahinta dowlada waxaa ay Racfaan ka qaateen Xukunka ay ku riday Maxkamadda Darajada Koowaad,waxaana ay Racfaankooda u gudbiyeen Maxkamadda Sare ee Ciidamada Qalabka Sida ee Soomaaliya.

Maanta oo la isugu soo laabtey in dib loo eego racfaankooda ayaa mar kale maxkamada waxaa ay xukun ku ridey eedeysanayaashaas.

Maxkamada Ciidanka

Halkan hoose kaga dhegeyso mobilkada

Maxkamada Ciidanka Mobil