Dhegeyso:- Degmada Buur Hakaba ee Gobolka Baay oo Ay Soo Wajahdey Xaalad Biyo La,aan

1
94

biyo la,aanDegmada Buur Hakaba ee gobolka bay ayaa beryahan waxaa soo wajahey Xaalad Biyo la,aan odey ka mid ah odayaasha deegaanka oo La hadley warbaahinta ayaa sheegey in biyaha ay ka doontaan meelo aad u fog fog.

Hadaladiisiina waxaa ka mid ahaa.

Biyo La,aan Ka Jirta Buur Hakaba

Halkan hoose kaga dhegeyso mobilkada

Biyo La,aan Ka Jirta Buur Hakaba Mobil

1 COMMENT

  1. wale dhibaata jarta arlaadii, inte laka aragi dhul lan ka fikiraaw an jarna.. war rewanow surama dadkiin an gargaara..ana yaabi daegaalna maka feylahiini ,beesa dhiibawna ma ka feylahiini xitaa ..cajiib…
    ilaahow umutun an kaalmoy adi abuurtey..

Comments are closed.