Abaaro aad u ba,an ayaa ku dhuftey qaar ka mid ah gobolada somaliland gaar ahaan Degmada Boorame ee gobolka Awdal taasoo dhibaato badan ku haysa dadka iyo duunyada ku dhaqan halkaasi.
Wariye halkaasi ku sugan oo lagu magacaabo Nuux Kadiye oo ku sugan degmada Boorame oo ay warbaahinta muqdisho ka wareysatey waakan ee nala dhegeysta.
Halkan hoose kaga dhegeyso mobilkada