Qaar ka mid ah xildhibaanada maamulka shariif axasan ayaa waxaa ay halkaasi ka wadaan mooshin ka dhan ah shariif xasan ayagoo ku eedeeyey in shariif xasan uu gudan waayey waajibadkii loo idmadey sidaas daraadeedna ay haboon tahay in kalsoonida laga noqdo.
Mid ka mid ah xildhibaanadaas oo la hadley warbaahinta hadaladiisa waxaa ka mid ahaa.
Moshin ka Dhan Ah Shariif Xasan
Halkan hoose kaga dhegeyso mobilkada
Moshin ka Dhan Ah Shariif Xasan MObil