Dhegeyso:- Odayaasha Beesha Gaaljecel oo Isaga baxay Shirka Maamul u Sameynta Hiiraan iyo Shabelaha Dhexe

0
219

jowharBeesha Gaaljecel oo kamid ah beelaha ka qeyb galayay shirkii Jowhar ayaa isaga baxay shirkaas iyagoo qaadacay qaabkii ay Wasaarada arimaha gudaha DF Soomaaliya usoo xushay xubnihii beelaha .

Odayaasha Beesha Gaaljecel ayaa sheegay iney deegaan ahaan degan yihiin gobollada Hiiraan iyo Sh/Dhexe ayna xaqu uleeyihiin in la siiyo saamida ay ku leeyihiin maanulka la dhisayo.

Mid ka mid ah odayaasha oo warbaahinta la hadley hadaladiisa waxa aka mdi ahaa.

Beesha Gaaljecel

Halklan hoose kaga dhegeyso mobilkada

Beesha Gaaljecel Mobil