Duqeynta ayay ciidamada dalka Kenya ku xasuuqeen dad shacab ah oo ku nool deegaano ka tirsan gobolka Gedo ee Koofur Galbeed Soomaaliya ayaa wweli halkaasi ka socda ayadoo aysan weli ka hadlin maamulka dowlada federalaaka.
Mid ka mid ah odoyaal ku dhaqan deegaano ka tirsan gobolka Gedo oo warbaahinta la hadley ayaa sheegey in Kenya ay wali sii wado bartilmaameed ay sameyneyso dad shacab ah.
Hadal;adiisiina waxaa ka mid ahaa.
Halkan hoose kaga dhegeyso mobilkada
Duqeynta Kenya ee Ceel-cade MObil