Daawo:- Sawirka uu Maanta Ka sameeyey Amiin Camir Madaxweyne Xasan Sheekh Iyo Gabre

0
109

Amin camirAmiin Camir oo u dhuun duleela xaalada guud ee dalka somaliya ayaa maanta waxaa uu qalinkiisa la beegsadey Xasan Sheekh Maxamuud iyo ninka siyaasada soomaliya kor ka heysta ee loo yaqaan Gabre swirkan ayaa waxaa uu amiin ku qeexayaa kalaqeybinta ay itoobiya dalka ku heyso iyo dhoohsananta ninmanka sheegaya iney dalka masuulka ka yihiin iyo dhamaantood loo ferey siminaar lagu baranayo afka itoobiyaanka si ay uga mid noqdaan deegaanada itoobiya.

AFKA ETHIOPIA copy