Waxaa inoo akhriyi doona Macalin Cabdinuur Salaad Xasan Imaamka masjid Al-Suna wa Dacwa ee magaaladan Atlanta gobolka Georgia dalkan Maraykan.
Halkan ka dhegayso Wadajirradio March 16...
Xildhibaan Maxamed Cumar Dalxa oo kamid ah baarlamaanka Soomaaliya ayaa sheegay in dowladda Kenya aan loo dulqaadan karin tacadiyada iyo waxyeeleynta ay wadaan.
Xilldhibaanka aya...