Monthly Archives: November, 2013

Browse our exclusive articles!

Dhegayso….Xiisado Colaadeed oo u dhaxeysa Beelo wada dega degmada Luuq ee Gobolka Gedo.

Xiisado Colaadeed oo u dhaxeysa Beelo wada dega degmada Luuq ee Gobolka Gedo ayaa maalmahii ugu dambeeyey ka taagneyd degmadaasi,taasoo maanta cirka isku shareertay...

Dhegayso…Maxaa laga Filan karaa shirka Jubooyinka ee Muqdisho ka furmay?

Maxaa laga Filan karaa shirka Jubooyinka ee Muqdisho ka furmay?, rajada laga qabo in xal loogu helo arimaha Jubooyinkana maxay tahay?,su'aalahaasi iyo kuwo kale...

Dhegayso…Beelaha Direed,Mariixaan iyo Habargidir oo ka baxay shirka Jubooyinka

Odoyaal iyo waxgarad ka soo jeeda Beesha SADE ee Gobolada Jubbooyinka,kuna sugan magaalada Kismaayo  ayaa waxay ka soo horjeesteen qaabka loo xuley Ergada beeshooda ay...

Dhageyso: Wareysi Aan Goordhow La Yeelanay Afhayeenka Odayaasha Koonfur Galbeed Malaaq Deerow

Waxaa goordhow wareysi dhinacyo badan taabanaya oo ku saabsan Shirka ka socda magaalada Baydhabo la yeelanaya Afhayeenka Odayaasha Koonfur Galbeed Soomaaliya Malaaq Maxamed Yacquub...

Dhegeyso:- Beesha Habar Gidir oo kasoo horjeestey shirka maanta ka furmey magalada Muqdisho

Magaalada muqidhso ayaa waxaa maanta kulan ku yeesha Siyaasiyin iyo Waxgarad kaso Jeeda Beesha Habar Gidir kaas oo loga soo Horjeeday Shirka maanta ka...

Popular

Webiga shabeele oo ku fahatay xaafado ka tirsan degmada beledweyne

Qeybo ka mid ah Xaafadaha Xaawa taako iyo Kooshin...

Ciidamada dowlada oo howlgalo ka fuliyey deegaanka golweyn ee gobolka shabelaha hoose

Ciidamada xoogga dalka Soomaaliyeed, gaar ahaan Ururka 26-aad guutada...

james swan oo mar kale loosoo magacaabay inuu noqdey ergeyga gaarka ah ee somaliya

Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay ayaa James Swan oo...

Maxkamada racfaanka oo eedeysane siid cali ku xukuntey dil toogasho

Maxkamadda Rafcaanka gobolka Banaadir ayaa maanta xukun dil toogasho...

Subscribe

spot_imgspot_img