Dhegeyso: Prof Cabdirahman Xaaji Adan Ibbi oo ka hadley arimaha Gobolka Shabeelaha Hoose

4
132

ibbiProf Cabdirahmaan Xaaji Adan Ibbi oo ka mid xildhibaanada dowlada federalka somaliyaad ayaa waxaa uu ka hadley dhibta ka taagan gobolka shabeelaha hoose iyo doorka ey ku leeyihiin ciidamada dowlada wuxuuna ugu baaqey in dhamaantood ey ka wada shaqeeyaan nabada ciidamada dowlada ey ilaaliyaan sharafta dareeska ey xiran yihiin.

C/rahman ayaa sheegey in gobolka shabeelaha hoose mashaakilaadkiisa iska badan yahay loona baahan in la xaliyo.

 

 

Prof. Ibbi

 

Halkan hoose kaga dhegeyso Mobilkaada

 

Prof. Ibbi Mobil

 

Daafeet.Com

4 COMMENTS

  1. A/aleykum prof.ibi dhibka waa ogyahay meesha uu ka socdo mana rabo inuu kA hadlo waxay arinta u egtahay iqaad hana itaaban oo ah ibiyow waxaad ka mid tahay dadka u fadhiyo gobolka barlamaanka hadana arintaan waa ka gaabiseen oo micnaheedu yahay nin qoyan biyo iskama dhooro maadama aad idinkoo badan ku fadhidaan kuraasta gobolka waxaa fiicnayd in aad runta ka sheegtaan dhaca lagu hayobdadka degan gobolka laguna dhacooyo dareeska dowlada lana adeegsanooyo hubka dawlada .

  2. dhibaatada uga weyn ee shacabka konfureed haysta waa madaxdooda oo fakarkooda la ganbanaya,, IBIYOOW ma dhaxdiid gaboolkan waxa dulan ku so ah dadkii biyaha wabiga KONTEENARO ku xiri jiray mise biyaha wabiga iibin jirin?

  3. A/aleykum xudurow waan ku salaamay soomali horey waxay u tiri af wax cunay xushoo dadka gobolkaan matalaayo oo uu ka mid yahay ibi oo siyaasada hor ordaayo waa la leeyahay xur uma ah fikirkooda iyo dadkay matalayan inay u hadlaan badina meesha waxaa geestay dadka adoonsiga bartay inay adoinsadaan dadkii shalay soo dhaweeyay dejiyay abaartii daba dheet oo i aruuriyay maacuunta jiifka baray sida loogu noolaado dhulka beeraha ama bada wax liigu dabto dadkaas ayaa siyaasiinta geysteen meesha wax badan lagama sugaayo. Mahadsanid

  4. jamac yare wa ka qadey bro,,,,,,,,,,,,,,

    jamac hadaba hadii siyaasintii reer konfurka san noqden see dhibatadan uga bahna iyo duulankan wajiyada badan?
    jawab dheer uma bahna san qabo waxay illa tahay in la helo kacdon dadweyne iyo ururo lagana gudbo juf jufadan loo shiraayo, konfurta somali badan wa degta lakin dulminayasha wa inay isu af ahaadan , digil iyo mirifle, jarerweyne beelaha banaadira ,bantuu biimaal iyo dhamanba dirta konfureed , ajuuran shiiqaal iyo intii kale oo ku maslax ah wa inay dhinaca iskala so jeestan. mahan waafow iyo biimaal aya xabada kuso socta an indhaha ka dawano caqli mahan. qofki biimal ama waafow cunaya adigana ogow inu ku dhaafaynin marka meeshii culees ka yimaado yan lo kala xarin

Comments are closed.