Oday dhaqameedyadii beri samaadkii waxay ahaayeen rag Afkooda laga maqli jiray xigamad iyo war wanaagsan waxayna ku baraarujin jireen ummadooda wanaaga iyo islaaxa si nabad iyo barwaaqo loo gaaro, lakiin arrinku wuu isbadelay waqtigaan xaadirka ah ee aynu joogno, hadii odaygii loo soo carari lahaa uu isagu fidno hurudo kiciyo waxay la midtahay aqalkii alle ee loo soo cariri lahaa ee uu gubanayo.
Waqti aan sidaasi nooga fogeeyn baa waxaa dagaal iclaamiyay imaamka BeeshaAxmed Diiriye ka soo jeedo dagaalkaasi oo ka dhan ahaa Beesha Biyamaal, weli waxaan taariikhda lagu arag bay noqotay waa mucjiso iyo musiibo ummadda ku habsatay waa yabee yaa wax xalinayo hadii dhib dhaco ma ninkaas dagaalka iclaamiyay ayaa wanaag looga fadhiyaa waa maya.
Axmad Diiriye waxaa uu wataa magac weyn oo aan sahlanayn waxaa uu ka qiimo badan yahay madaxweynaha waayo isagu shacabkiisa ayaa uu oday uyahay oo ma dhacayo ilaa uu ka geeriyoodo lakiin Madax-weynuhu waa la ridi karaa isla maanta, isagoo fursaasi haysto ayuu shalay idaacada ka sheegay inuu dagaal lagalayo beelaha Digil & Mirifle.
Su’aashu waxay tahay Oday Axmad Diiriye maxay ka haleeyeen Digil & Mirifle ee uu ku maagay ma dadkiisa halkaasi ku nool bay gumaadeen, mise way ku soo duuleen, mise sharafkiisa ayay wax udhimeen mise deegnkiisa ayay ku duuleen’ su’aashu waxay tahay maxay ka galabsadeen oo ay sameeyeen Digil iyo Mirifle ???.
Digil & Mirifle waxba may halaynin waxay yiraahdeen waxaan samaysanaynaa Maamul Goboleed maadaama Dowladu ay tahay Federal oo micnaheedu yahay Nin walbo Gurigaada iyo Goofkaada soo hagaajiso ka dibna aynu meel dhexe wax kuwada xirano sida amniga dhaqaalaha iyo hurumarka , micnaheedu uu yahay qaramnimada aynu wada ilaalsano.
Digil iyo Mirifle waxba may udhimin oday Axmed iyo reerkiisa waxay ka hadleen arimahooda ugaarka ah, Somaaliya maamullo badan ayaa ka jira koofurta Somaliya Maamuladii ugu horeeyay waxaa sameestay reerka Axamad Diiriye waxay leeyihiin sida Aan lawada socono laba maamul goboleed Galmudug State, Ximan & Xeeb, waxay leeyiin laba madaxweyne bal si hoose ufiiri reerka Axmed Diiriye labadaas maamul ayay ku dhawaaqeen waxay ka dhiseen waa labada gobol ee kala ah Mudug & Gal gaduud , labadan gobol waxa dego qabaa-illo fara badan oo aan lasoo koobi Karin hadii aan wax yar ka soo qaadano sida Majeerteen, Mariixaan, Dir,Shiikhaal, Murusade, Abgaal,Madhibaan, Axmad Diiriye reerkiisa markii ay ku dhawaaqeen inay maamul usameeyeen Mudug & Gal-gaduud , cid weerartay ama cid uhanjabtay majirto, Somaliya oo dhan waa laga soo wada dhaweeyay, oo waxaa lagu wada farax-sanaa hadii beesha Axmed Diiriye ay meel degto ay maamul samaysato micnaheedu uu yahay somaliya waa nabad oo dowlad ayaa la helay oo wax dhibsaday majirin xitaa qabiil ku qabsaday maamulka wax naga siiyo ama la dooday xitaa majiraan, ogow waxaa degaanka la degan Qabiilooyin kaan aan kor ku soo xusnay way soo wada dhaweeyeen, Oday axamed iyo reerkiisa waxay kaloo leeyihiin isla Gobolka Galgaduud ay ku leeyiin Maamul kale oo isagana aan lagu qabsan waa Maamulka Ahlusuno Wal jamaaco oo aynu wada oganahay in soomali oo dhan ay tahay ahlusuno wal jamaaco iyadoo loo wada daayay Somali dhan baa magacaa iska leh maalina cid kuma qabsan, oo waa maamul kale ay leeyihiin beesha axmad diiriye, waxay kaloo ay leeyihiin Madaxweyne aan dhicin weligiisa oo joogto ah dowladii timaado ay san ka hadlin oo loo daayo Cabdinuur Darmaan oo somalidu utaqaano madaxweynaha ismagacaabay, meel ala meeshu uu yimaado waa lagu soo dhaweeyaan cid kuqabsato oo Somali ah ah haba yaraatee majirto.
Digil & mirifle ayaa maamul ku dhawaaqay ma waxay ahayd inay ruqsad soo waydiistaan oday Axmaded mise waxay ahayd inuu isago maamul usameetso Digil& mirifle dhulkooda taas ayaa ubaahan in la ogaado waa su’aal utaagay Oday Axmed iyo Reerkiisa.
Hadaba markii ay reerka oday axmad ka soo jeedo ay labo gobol oo somaliya wada degto ay sadex madax maamul iyo sadex madaxweyne usameeyeen, hadii uu sida maanta uu uhadlay ay uhadi lahaaneen oday dhaqameedyada Digil & Mirifle maxaa dhici lahaa waynu qiyaasi karnaa waxa dhici lahaa.
Oday axmed waxaa maanta yaalo buugaag ay kuwad qoranyihiin Soohdimhii loo kala dhigay Qabiilooyinka somaliyeed maktaba wey ee magaalada Roma ee cariga Talyaaniga waxaa dhexyaalo qayta hore albaabka labaad markaad ka timaado dhinaca midigta kaa qabanaayo lix qaanadood ay wada saaranyihiin bugaag ka ka hadlaayo qabiilooyinka somaliyeed sida loo soohdimeeyay oo qolo walbo ay meel uleedahay xitaa halbuug ma ahan waa lix qaanadood oo ay buugaag ka buuxaan, oo hadda cidii doonto ay soo arki karto,
Oday axmad iyo reerkiisa waxay leeyihiin cid walbo way taqanaa magaca Qiimaha badan ee beelweynta uu ka dhashay in uu ku ciyaaro ma ahan oo mar walbo uu dagaal kula taliyo, waxa jirto Murti carbeed oo dhahayso ASHU YUUKH XIKMAH WA IN LAM TACJAL odyaynimadu waa xikmad haduusan deg degin marka oday axmad wuu ded degay . dadka xaqooda ayay ka hadleen waxba uma aysan dhimin.
Dadka siyaasada beesha oday axmed indhaha ku wada haayo waxay yiraahdeen xaqii baa so dilaacay oo koofurta gaalkayco ilaa Raas kayanbooni ayay boob kujoogeen beesha axmad oo isbaaro uwada tiilay iyagaa ka wada ahaa madax dhulka koofureed oo dhan marka dadkii ayaa hurdada ka wada kacay oo murtidii Cali mahdi oo kolkii lala heshiisiinayaay caydiid baa waxaa qudbadiisi ka mid ahayd waxaan ku heshiinay aniga iyo Caydiid Nin walbo Gurigiisa & Goofkiisa, hadaba hadii maamul loo sameeyo lixdaan gobol in sheekadooda iyo riyadii beesha oday axmad ay soo afjarmayso oo howshu ay ku soo dhamaanayso Muqdisho iyadana waxaa ku xariiqan warkii Cali mahdi cid walbo way ogathay waa Nin walbo Gurigiisa & Goofkiisa, waxaa dib loogu labanaayaa dhulkii laga soo hayaamay taas oo hadii ay tagaana aaysan ku nabad geli dooniin maxaa yeelay waxay galeen bay og yihiin iyagoo Somaali cid aysan ladagaalin aysan jirin Muslin iyo Gaalo iyagoo shaatiyaal badan usoo gashaday fulinteeda Qaylida oday Axmad waxa sabab looga dhigayaa waxaa oday Axmad diiriye usoo baxay sawir uusan ku farxin oo adag marka waa inuu inta aysan biyuhu ay san soo gaarin uu iska moosaa, lakiin Reer Galbeedku waxay yiraah daan xigamadaan Tide waves and time don’t wait for a man oo micnaheedu uu yahay Mowjada bada ama hirka bada iyo waqtiguba ninka raga masugaan oo way ka soo dul dhacaan, oo hada waxaa lajoogaa waqtigii ay ku habooneeyd.
Waqti hore ayaa beesha oday axmad ayaa habdhaqankeeda waxaa layaabay siday wax u wadaan beesha ABgaal, nin xikmad badan oo ka dhasahy beesha Abgaal oo lagu magacaabi jiray Faarax Gololeey baa wax laga weydiidyay reerkiisa sida ay masaakiin uyihiin oo loo boobayo iyo reerka axmad Diiriyo oo ahaa Dad lala yaabo berigaasi,Faarax Gololeey ayaa waxa uu ku yiri reerkiisa waan ducaysanyaa ee ii kaalaya waxa uu uyeeray Beesha axmad diiriye ka dhashay iyo beeshiisa Abgaal waxa uu yiri waan ducaynaa ee amiin dhaha, waxa uu yiri Ilaahoow iimaanka usug Habargidir, ama ilaahow Abgaal imaanka ka siib si walaalahooda ay wax ula qayb sadaan.
Hada waxaan ku ducaynaynaa in ilaahay iimaanka beesha axmad geliyo ama Digil & Mirifle uu imaanka ka siibo si ay walaalahooda wax ula qaybsadaan
Oday axmadoow imaanka allaha ku geliyo xaqana ha ku tusiyo amiin
adkeeste
Masha ad bad umahadsantihin shaqalaha webka dafet.com sida wanagsan ad runta iyo dacadnimada ad ugushaqesan umada smliyed gar ahan umada k/galbed waxan niirajenena gul iyo cafimad wanagsan sidan nogu siwada maqalahani oo kale wax badan bad no ifiseb ee alle hanii ifiyo adun iyo akhiroi dhamantena amin
Anagu intaan waxaa na garsiiyey wanaaga iyo soomalinimada jacelna wadajirka soomaaliya hadANUnahay digilmirifle runtii waxaa hada ka sii daran ku jubaland loo saxiixey waxaad modaa in tan shabelaha hoose iyo midaas juboyinka iney isku xiranyihiin qabaa ilada horboodayan waa taqaniin marka cudud ciidan waanu lenahay dhaqaalana waan heysanaa ee siyasada dibada naga xoojiya fadlan san ku dheefle baryi meyno dagenadeynu anagaa xoreysaneyna .
kan looma duceynayo dhac ayuu barteye waan in xabad dabada laga geliyaa imaanka alle hore ha uga qaado odey intaan laeg oo dhulka boob cimri giisa ku dhameysanaya, tuugtuug wuu dhamaadey digil iyo mirifle iyo biimaal hawiye iskama celinweynine ha loo jawaabo hana la dacayideeyo tuugaan.
iimaanka alle nagama siibo, laakiin cadowgeena alle ah ina garadsiiyo maalta ha la koco,digil iyo mirifloow, meel walbo tuulo walbo ciidamo halaga diyaariyo, si anu wadenkeena koonfurgalbeed aan u difaacno burcad dhuleedka uu ka mid yahay axmed diireye iyo axmed madoobe, cadowga wuu badan yahay halakaco cidaacadahana ha laga hadlo,
Asc Aniga Waxaan Dhihi LAha odaygan Ciyaal Suuq Ah Inad Warkisa Iska Dhaftan MAxa Yelay Intas Waxey Ka Tahay ku DM Ku Fur Tashfish Ama Buuq Sidaad U Taqanaan Ka Dib Howshoda DIb Ayeey U Dhigi Doonaan Ka Dibna Ka Radiya Caloshod U Shaqestayaal OO LAcag Aad Sisaan Oo Howshina Idin Kala Furfuro MArka Waxowsan Ogen Iney Shekada Aw Ciyarayo Shaxdeda LAga Baran Degay Hortis,
Teda Kale Reerkow Ka so Jeedo Axmed Dadka Diirte Iney Ka LA Jabtay Ayeey Ayagaba Is Amineyniin Is Amin Daro Heer Aay Ka GAren Sadax Maamul Goboled Ayeey Samesten Iyo Sadax MAdax Weyne Marka Sadaxdas Ayow U Yiranaya Sidey Boobki Umada IYo Dilki Ugu Heshiyan Tasna Waqtigeda Wa Dhamaday MAxa Yelay Wax Walba WAqti Ayeey Leyihiin Waqtigoda Ayeey Sugayan Axmed Dadka Dirtana Waqtigisa Waa O Soo Qatay KUmana Qanacsana Intow Soo Qabay Halo Sheego Nafsada Ibna Aadanka Ayaa Waqti Loo Yelay Wax Walbo Adunka Jooga Waqti Ayeey Leyihiin Odey Diirte Waxaa Dhagahiisa KA Yerayo Nin Walba Gurigiisa iyo Goofkisa MArka Asaga Gurina KUma LAha Goofna KUma LAha Meshow U Doodayo MArka Waxow Wada HAdalki IYO BAdilki Umada Xoolahooda KU Xalafuyen OO Aha KU QABSO KU QADI MEYSIDE, LAgubtay Malimahood Tas Runtey Tagan TAhay Derbiga Ayaa La soo Cuskaday Meel Loga Lexda Ma Leh Digil iyo Mirifle Waxey U tagan YIhiin Sidiino KAle Hadaad Iimanka Iska Qaden Reer Dirte DM Ayagana Iimanka Ayeey Iska Qaden Waxeyna Isaga Qaden Dhulkooda iyo Xoolahooda OO Sikale Aaysan Ugu NAwad GAleyniin Wadadas MOye Axmed Dadka Diirte Waxaad Wada Wari Meyside War HAka Haro IAka HAdal Cabdula Xasan Camal Ayaad NAqaneysa Boogagta TAarikhda Ayaa Laga Aqrisana Da’das Ayaad Jirta Dulmi Ayaa Wali KU Cad Wale DAyuus Calamadihiis INat Wadatid Wad Cadeysatay
habar gidir in maanta xoolo islaamed gaar ahan dhul digil iyo mirifle damac ka galo anaga aya u sabab ah waayo gaboolka shabelada hose 16 sano ayay isbaaro u taali oo lagu wada daawadey taas oo u sabab ahed in digil iyo mirifle midba midka kale ee walaalkiisa fiirinayay oo is xaasidayay sidaasi ayaana looga faaideystay digil iyo mirifle,,, runtii nasib daro aad u weyn ayay ahed anaga reer bakool habaraney wixii ayada digil iyo mirifle ku sameysay aya ka sheleynooyna namana qabato inay mar kale damac ka so galo dhulkan,,, digil iyo mirifle hadey sas isu dhamaan wa wax fican hadeysan isu dhaamina anaga gacamaha ka laaban meyno habaraney danbe shabellada hoose iyo meelkastana wakula dagalameyna lakin hal codsii yaan adiga oo walaalkey ah digil iyo mirifle ah yaan la iso kaa adeegsan xabada habar gidir inay igu dhacdo raali ahan ku ahay lakin yaysan xabadeyda ku dhicin nin D iyo M ah anigana teeyda yaysan ku dhicin.
dagaal waa labada maalimood ee uga horeeyo hadii labadas maalin laga arko inad naftii xore tahay, maalinta 3 aad inad cadowga kalsoonidii hore kuma dagaalamaayo mida kale dagaalka waxa lagu gala cadowga so gardaroodey wax ka dil adigana dhimaano, waxa dhici karta inadan dhiman cadowgana meesha ku jabo, hadad dhimatana xaaq ayaa ku dhimatay waayo waxa dhimatay adiga oo gabadhada kufsi u didaya xaaskaga iyo xoolahaga dificana.
Beesha ahmed & beelo kale oo bandan ayaa ka daalay digal/mirifle in ay baabiciyaan laakin maanta ilaahay fidligii waxaa lajoo wakhtigii, sacadii larkilahaa maamul ay leedahay beeshan d/m insha alaaha
Aniga Axmed Diiriye arintiisa uma arko wax weyn, haddana ma yareeysanaayo, oo waxaan u qaadanayaa in uu annigu Axsaan ii sameeyey.
Digil & Mirfloow, adigana sidaasi oo kale u qaado hadalka Odayga Axmed Diiriye {Axmed Diiriye ama kuwa Isaga u soo dhiibay hadalkaan} ma aysan dhihi laheeynee ee Digil & Mirifle ayaa gaarsiiyey oo iyagaa laga waayey Wax iska reebaan oo ay difaacdaan Xoolahoodi, Bedkoodi, Nabigana taasi waa ka hadlay oo wuxuu na Baray { Dayuusku in aanu galeynin Janno} Marka Dayuusnimada haka baxaan, sey Jannada Aakhiro iyo Tan Adduunyaba ay u helaan, Tan Adduunyo waa Dhulkoodii, waa Xaalahoodii iyo wixii hal maala. Axmed Diiriye haddii Uu dagaal ku baaqaya waa wax loo baahanyahay, Qofkii uu ka xoog badan yahay hala galo Dagaal.
Xassan Xaaji Abuukar,
Waxan adinka codsana inad wax kala sartan oo aad fahantan siyasada mesha kasocota 1_wa inaad ku so kobtan mamul goboleedka 3gobol oo kala ah bay iyo bokool iyo shabelaha hoose 2_wa inaad wada shaqeyn iyo iskashi layelatan jubbland samigina jubbland sixalala uradsatan 3_wa inaad mideysan digil iyo marifle wa inad xirir fican lasameysan beesha calamka wa inad ababul kasameysan adunka dhan wa inad iskashi iyo tagero karadisan dadka fadaralka jecel wayo rer waxa jira dad an rabin fadaral jecelna wadanka in muqdisho laga mamulo
Comments are closed.