Monthly Archives: June, 2013

Browse our exclusive articles!

Markii ugu horeysey labo wasiir arrimo dibadeed gabdho Somali wada ah laba dalna ka soo kala jeeda oo kulmay

Wasiiradda Arimaha dibadda ee dalka Kenya Iyo Soomaaliya, Marwo Amina Mohamed Iyo Marwo Fawsiya Yusuf Adam ayaa markii oogu horeysay kulmay. Wasiiradda Arrimaha dibadda ee...

Deg Deg:Diyuurad Aan Duuliye Laheyn Oo Kusoo Dhacday Duleedka Boosaaso.

Wararka nagasoo gaaraya deegaanka Qaw oo 20 KM ujira magaalada Boosaaso ayaa sheegaya in diyuurad nuuca Basaaska ah kusoo dhacday deegaankaasi. Goob Joogayaal ku sugan...

Ciidamada Dowlada oo maanta howlgalo ka fuliyey Degmada Warta Nabada

Ciidamada dowlada iyo kuwa amison ayaa saaka aroortii hore ku jarmaadey xaafadaha ey ka kooban tahay degmada Warta Nabada halkaas oo ey ka fulinayeen...

South Africa: PE police search for Somali national's killers

Port Elizabeth police in the Eastern Cape have launched a manhunt for suspects involved in the killing of a Somali national in Booysens Park...

Dagaal qasaare geystey oo ka dhacay duleedka Degmada wanleweyn

Dagaal la isku adeegsanayo hubka noocyadiisa kala duwan ayaa shaley gelinkii dambe ka dhacay duleedka Degmada Wanleweyn ee gobolka shabeelaha hoose. Dagaalkan ayaa waxaa uu...

Popular

Maamulka waqooyi bari oo madaxweynaha ku wareejin doona maxaabiistii ay ka qabsadeen maamulka somaliland

Warar aynu ka helney Xarunta Maamulka Waqooyi Bari Somalia...

Siyaasiyiin ka tirsan golaha samatabixinta oo cambaareeyey fal ay ciidamada dowlada ka geysteen degmada deyniile

Siyaasiyiin xubno ka ah golaha samata bixinta ayaa cambaareeyey...

Maamulka somalland oo war kasoo saarey booqashadii wasiirka arimaha dibada ee israil uu ku tegey hargeysa

Maamulka Somaliland ayaa war ka soo saaray booqashadii manta...

Subscribe

spot_imgspot_img