Roobab xoogan oo dabeylo wata ayaa habeenimadii xalay mar kale waxa ay ku dhufteen deegaan Xiin Galool ee Gobolka Sanaag.
Gudoomiyaha deegaanka Xiin Galool ee...
Wafuuda caalamiga ah ee ka qeyb galeysa shirka 50-sanad guuradii ka soo wareegatay Gudoomiyaha Ururka Midowga Africa Dlamini Zuma ayaa maanta waxaa ay la...
Maamulka Jubaland ee dhowaan looga dhawaaqay Kismaayo ayaa uga digay dowladda federaalka Soomaaliya in ay isku daydo inay ciidamo u dirto magaalada Kismaayo ee...