Monthly Archives: May, 2013

Browse our exclusive articles!

Kooxda raaskanbooni ee kismayo oo amar culus ku soo rogay wafdigii dowlada ee maalmahan ku xayirnaa garoonka

Kooxda Raaskanbooni ee ka amar qaadata Axmed Madoobe oo kamid ah Madaxweynayaasha ismagacaabay ee Jubaland State ayaa amar adag dul dhigtay Wasiirada iyo Masuuliyiinta...

Maamulka degmada Xudur oo ka hadley dagaalo ka dhacay Degmada Xudur

Maamulka Degmada Xudur ee Gobalka Bakool ayaa ka hadlay dagaalo ka dhacay deegaano hoostaga Degmada Xudur ee Gobalka Bakool halkaasi oo ay kuwada dagaalameen...

Somali President says Kenyan Peacekeepers 'Misbehaved'

ADDIS ABABA (VOA) — Somali President Hassan Sheikh Mohamed has expressed concern about Kenyan peacekeepers in the Somali port city of Kismayo, as the...

Ciidanka Boliska iyo kuwa Amisom oo howlgalo ka wada Degmada Wadajir

Ciidamada booliiska Soomaaliya iyo kuwa AMISOM ayaa saakay howlgallo baaritaanno ah kawada xaafado ka tirsan degmada Wadajir ee gobolka Banaadir, iyagoo howlgalladaas ku qabqabtay...

Madaxweynaha Somaliya oo dhaliin usoo jeediyey Ciidamada Kenya ee ku sugan Kismaanyo

Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud aya walaac ka muujiyay howlaha nabad ilaalineed ee ciidamada Kenya ay ku joogaan magaalada Kismaayo ee gobolka Jubbada Hoose,...

Popular

Maamulka waqooyi bari oo madaxweynaha ku wareejin doona maxaabiistii ay ka qabsadeen maamulka somaliland

Warar aynu ka helney Xarunta Maamulka Waqooyi Bari Somalia...

Siyaasiyiin ka tirsan golaha samatabixinta oo cambaareeyey fal ay ciidamada dowlada ka geysteen degmada deyniile

Siyaasiyiin xubno ka ah golaha samata bixinta ayaa cambaareeyey...

Maamulka somalland oo war kasoo saarey booqashadii wasiirka arimaha dibada ee israil uu ku tegey hargeysa

Maamulka Somaliland ayaa war ka soo saaray booqashadii manta...

Subscribe

spot_imgspot_img