Monthly Archives: May, 2013

Browse our exclusive articles!

Odayaasha gobolka shabeelaha oo shaley mar kale kulankoodii ku kala dareerey

Kulan balaaran oo ay ka qayb galaan salaadiinta beelaha Digil ee dega gobolka Shabeelaha hoose ayaa waxa uu shalay oo jimco ahayd ka dhacay...

Wasiirka Gaashandhiga oo sheegey in ciidanka dowlada ee Magalada Baydhabo dhib u geysan shacabka

Wasiirka Gaashaandhiga Xukuumadda Sooomaaliya ayaa beeniyay wararka sheegaya in ciidamada magaalada Baydhaba oo gadoodsan ay kufsi iyo dhac u gaysteen dad shacab. C/xakiin ayaa sheegay...

Xildhibaan Daahir Amiin oo ka hadley isbaaroyinka yaala Gobolka Shabelaha Hoose

Xildhibaan Dahir Amiin oo ka mid ah Gudiga Xaquuqul Insaanka Barlamanka ayaa sheegey in wasiirka arimha gudaha lagula xisabtami doono isbaarooyinka sida sharci darada...

Amisom oo 3000 tiro kor u dhaaftey looga diley dagalada ka socda dalka somaliya

Qaramada Midoobay ayaa sheegtay in 3,000 oo askari oo ka tirasn ciidamada AMISOM lagu dilay gudaha Soomaaliya tan iyo sannadkii 2007 oo uu howlgalkan...

Cade muuse oo sheegey in xisbiyada ka jira Puntland ey yihiin magac u yaal

Madaxweynihii hore ee maamulka Puntland Gen. Cade Muuse Xirsi ayaa ka hadlay xaalada Puntland iyo doorashooyinka dhawaan lagu wado in ay ka dhacaan deegaanada...

Popular

Maamulka waqooyi bari oo madaxweynaha ku wareejin doona maxaabiistii ay ka qabsadeen maamulka somaliland

Warar aynu ka helney Xarunta Maamulka Waqooyi Bari Somalia...

Siyaasiyiin ka tirsan golaha samatabixinta oo cambaareeyey fal ay ciidamada dowlada ka geysteen degmada deyniile

Siyaasiyiin xubno ka ah golaha samata bixinta ayaa cambaareeyey...

Maamulka somalland oo war kasoo saarey booqashadii wasiirka arimaha dibada ee israil uu ku tegey hargeysa

Maamulka Somaliland ayaa war ka soo saaray booqashadii manta...

Subscribe

spot_imgspot_img