Monthly Archives: May, 2013

Browse our exclusive articles!

4 men set to be sentenced in Somali terror case

Four more men convicted in the government's investigation into terror recruiting for al-Shabab in Somalia are scheduled to be sentenced in federal court. The defendants...

Shifa Hospital heals wounds in Somalia

Hundreds of Somalian people have been cured at the Shifa Hospital supported by the Turkish Red Crescent and TIKA. Shifa Hospital heals the wounds of...

Ra'iisul wasaaraha Dalka Somaliya oo maanta la kulmey Wakiilka Midowga Africa u qabilsan Somaliya

Ra’iisul wasaaraha Soomaaliya, Cabdi Faarax Shirdoon (Saacid) ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay wafti uu hoggaaminayo wakiilka Midowga Afrika ee Soomaaliya, danjire Maxamed Saalax Anaadif...

Xildhibaano qaarkood oo weli ku haminaaya in ey meel mariyaan Mooshinka ka dhanka ah Dowlada

Xildhibaan ka tirsan Baarlamaanka Soomaaliya kana mid ah xubnaha Baarlamaanka Soomaaliya ee mooshinka ka gudbiyay Ra’iisul Wasaaraha dalka ayaa sheegay inuusan marnaba ka tanaasuleyn...

Maamulka Gobolka Bay oo la gudoonsiiyey Diyarado yar yar oo iyaga is wada

Gelinkii dambe ee shaley ayaa waxaa soo gaaray magaalada Baydhabo wafuud heer caalami ah. Wafuudan soo gaartey Magalada Baydhaba ayaa waxaa ey maamulka gobolka gudoonsiyeen ...

Popular

Maamulka waqooyi bari oo madaxweynaha ku wareejin doona maxaabiistii ay ka qabsadeen maamulka somaliland

Warar aynu ka helney Xarunta Maamulka Waqooyi Bari Somalia...

Siyaasiyiin ka tirsan golaha samatabixinta oo cambaareeyey fal ay ciidamada dowlada ka geysteen degmada deyniile

Siyaasiyiin xubno ka ah golaha samata bixinta ayaa cambaareeyey...

Maamulka somalland oo war kasoo saarey booqashadii wasiirka arimaha dibada ee israil uu ku tegey hargeysa

Maamulka Somaliland ayaa war ka soo saaray booqashadii manta...

Subscribe

spot_imgspot_img