Wasiirada arrimaha dibedda ee urur goboleedka IGAD, ayaa kulan xasaasi ah oo looga doodayo qodobada la filayo in ay caawa ka doodaan madaxweynayaasha IGAD...
Dowlada dalka Kenya ayaa waxaa laga dalbaday in ay dib u bilowday diiwaan gelinta qaxootiga Soomaaliyeed ee kasoo gudbaya xuduudeeda iyo deegaanada kale ee...
Iyadoo mudooyinkii ugu danbeeyay ay isa soo tarayeen warar sheegaya in xilkaqaadis lagu samayn doono gudoomiyaha gobolka Shabeelaha hoose Dr Cabdulqaadir Sheekh Maxamed Nuur...
Banabax taageero loo muujiyay Xildhibaanada Baarlamaanka Soomaaliya sida ay uga laabteen mooshinkii ay ka keeneen Xukuumadda Soomaaliya iyo sidoo kale u hambalyeynta Ururka Midowga...