Monthly Archives: April, 2013

Browse our exclusive articles!

Inaalilaahi Wa inaa Ileyhi Raajicuun Halyeey Xasan Maxamed Nuur Shaati Gaduud oo maanta ku geeryoodey Dalka Jarmalka

Madaxweynihii hore ee Maamulka koofur galbeed Somaliya Halyeey Xasan Maxamed Nuur Shaati-guduud Shaati Gaduud ayaa maanta ku geeryoodey dalka germaney. ALLAha u naxariiste Marxuum Xasan...

Ergada ka qeyb galeysa Shirka garsoorka oo loo qeybiyey 4 Gudi

Ergada ka qeyb-galeysa shir-weynaha dib u habaynta garsoorka ee ka socda magaalada Muqdisho ayaa maanta loo qeybiyay afar guddi, iyadoo dhinaca kalena uu maanta...

Xawilaada Dahabshiil oo xaley fiidkii Bam lagu tuurey

Qarax bambo ayaa fiidkii xaley ka dhacay dibadda xarunta shirkadda xawaaladda ay ku leedahay magaalada Muqdisho ee caasimadda Soomaaliya. Qaraxaasi ayaa la sheegayaa in ey...

Gudomiyaha Maxkamada Sare oo sheegey in loo bahan yahay in la sameeyo maxkamo u gaar ah Kooxaha Argagixisada

Guddoomiyaha maxkamada sare ee dalka Ceydiid Ilka xanaf ayaa sheegay in kooxaha lala xiriirinayo falalka argagixisada kiisaska dacwadoohooda ay wanaagsan tahay in loo sameeyo...

Ciidamo ka tirsan Amisom oo maanta gaarey Magalada Baydhaba

Ciidammo ka tirsan kuwa AMISOM oo aad u fara badan ayaa shalay gallinkii dambe illaa xalay gaarayay magaaalada Baydhabo ee xarunta gobolka Bay, kuwaasoo...

Popular

Maamulka waqooyi bari oo madaxweynaha ku wareejin doona maxaabiistii ay ka qabsadeen maamulka somaliland

Warar aynu ka helney Xarunta Maamulka Waqooyi Bari Somalia...

Siyaasiyiin ka tirsan golaha samatabixinta oo cambaareeyey fal ay ciidamada dowlada ka geysteen degmada deyniile

Siyaasiyiin xubno ka ah golaha samata bixinta ayaa cambaareeyey...

Maamulka somalland oo war kasoo saarey booqashadii wasiirka arimaha dibada ee israil uu ku tegey hargeysa

Maamulka Somaliland ayaa war ka soo saaray booqashadii manta...

Subscribe

spot_imgspot_img