Gudoomiyihii Al-Shabaab u qaabilsanaa gobolka Shabeellaha Dhexe ayaa lagu soo warramayaa inuu u hanjabay Odayaal Dhaqameed ku sugan tuulada Masaajid Cali-guduud.
Kabo-ku-tukade oo tuulada gaaray...
Odayaasha dhaqanka iyo salaaddiinta gobolka Bay ayaa ka codsaday mas’uuliyiinta wafdiga dowladda federaalka Soomaaliya ee ku sugan magaalada Baydhabo inay gacan ka geystaan sugidda...