Monthly Archives: October, 2012

Browse our exclusive articles!

Alshabab oo sheegtey iney dishey taliyaha guutada shanaad ee ciidanka xoga dalka somaliyeed ee gobolka shabelaha hoose

Wararka naga soo gaaraya Gobolka Shabeelaha Hoose ayaa waxa ay sheegayaan in halkaasi lagu dilay Taliyihii Guutada Shanaad ee Ciidamada Xooga Dalka Soomaaliyeed ee...

Gudomiyaha degmada wanleweyn Xaaji Isaaq oo ka codsadey hey'adaha gargaarka iney wax u qabtaan shacabka

Gudoomiyaha degmada wanleweyn Xaaji Isaaq ayaa waxaa uu baaq ku wajahan sidii wax loogu qaban lahaa shacabka reen wanleeyn u direy dhamaan hey'adaha ka...

Gudomiyaha ururka raskambooni ayaa sheegey in sida ugu dhaqsiyaha badan maamul loogu sameyn doono jubooyinka

Guddoomiyaha dhaqdhaqaqa Raaskambooni oo qayb ka ahaa ciidamadii la wareegay Kismaayo todobaadyo ka hor, Sheekh Axmed Maxamed Islaam (Sheekh Axmed Madoobe) ayaa sheegay in...

Maddaxweynaha maamul goboleedka Puntland oo ka hadley arimaha kismaanyo

Madaxweynaha Maamul goboleedka Puntland C/raxmaan Sheekh Maxamuud Faroole ayaa wuxuu sheegay in Magaalada Kismaayo ay kamid tahay Magaalooyinka Soomaaliya mudadii dalka uu ka jiray...

Howlgalo laga sameeyey inta u dhexeysa Afgooye ilaa iyo marka

Ciidamadamo beeleedyada labisan dharka ciidanka dowlada ayaa maanta howlgalo ka sameeyey dagmada Afgooye iyo deegaanada ku xeeran iyagoo intii uu howlgalka socdey soo qabtey...

Popular

Maamulka waqooyi bari oo madaxweynaha ku wareejin doona maxaabiistii ay ka qabsadeen maamulka somaliland

Warar aynu ka helney Xarunta Maamulka Waqooyi Bari Somalia...

Siyaasiyiin ka tirsan golaha samatabixinta oo cambaareeyey fal ay ciidamada dowlada ka geysteen degmada deyniile

Siyaasiyiin xubno ka ah golaha samata bixinta ayaa cambaareeyey...

Maamulka somalland oo war kasoo saarey booqashadii wasiirka arimaha dibada ee israil uu ku tegey hargeysa

Maamulka Somaliland ayaa war ka soo saaray booqashadii manta...

Subscribe

spot_imgspot_img