WARARKA

Gudoomiyaha Baarlamaanka oo Ka Jawaabay Edeymo Uga Yimid Shacabka iyo Qaar Ka Tirsan Xildhibanada

Guddoomiyaha Golaha Shacabka Maxamed Mursal Sheekh Cabdiraxmaan oo xalay khudbad ka jeedinayay munaasabad loo qabtay xiritaanka Kalfaggii Afaraad ee Golaha Shacabka ayaa sheegay in...

Xildhibaan Cabdullaahi Maxamed oo Ku Tilmaamay Qiyaano Qarax Sharcigii Maanta La Meel Mariyey

Xildhibaan Cabdullaahi Maxamed Nuur ayaa ku sheegay wax ka badalka Xeerka Bankiga Dhexe Qiyaano Qaran . Waxaa uu sheegay in maanta Xildhibaanada ay qaadeen tilaabo...

Inaalilaahi Wa Inaa’ileyhi Raajicuun

Bahda Daafeet Media waxaa ay tacsi tiiraanyo leh u direysaa eheladii iyo qaraabadii uu ka geeryooday Dr Cabdullahi Xasan Mahdi oo habeenkii xaley aheyn...

Xildhibanada Golaha Shacabka oo Maanta Isbedel Ku Sameeyey Hindise Sharciyeedka Hanti dhowrka Guud

Xildhibaanada golaha shacabka ee baarlamaanka federaalka Soomaaliya ayaa maanta ansixiyay in wax ka bedel lagu sameeyo hindise sharciyeedka hanti dhowrka guud ee Qaranka. Kulankan ayaa...

Maddaxweynaha Maamulka Cusub ee Puntland oo Maanta Xilka La Wareegay

Madaxweynaha cusub ee maamulka Puntland Siciid Cabdullaahi Deni iyo madaxweyne Ku-xigeenka Cusub Axmed Garaash ayaa maanta Xilalka kala wareegay Madaxweynihii hore ee Puntland Cabdiweli...

Popular

Subscribe

spot_imgspot_img