WARARKA

Agaasimaha Guud ee Wasaarada Gaashaandhiga oo Shaqadii Laga Eryey

Wasiirka Gaashaandhigga Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Xasan Cali Maxamed ayaa shaqo joojin ku sameeyay Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Gaashaandhigga Sonkor Jaamac Geyre isagpp so kumeel...

Dhegeyso: Maddaxa Amiin Ambulance oo Sheegay In Shaqo Joojin Lagu Sameeyey

Madaxa Gaadiidka Gurmadka degdega ee Aamin Ambulance Dr. Cabduqaadir C/raxmaan Xaaji Aadam ayaa sheegay in Amar kasoo baxay booliska Soomaaliya looga joojiyey Shaqada gurmadka...

Reysulwasaare Kheyre oo Maanta Kulan La Qaatay GUdoomiye Ku Xigeenka Bangiga Aduunka

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Xasan Cali Khayre ayaa maanta kulan kula qaatay magaalada Washington gudoomiye ku-xigeenka bangiga adduunka, Xafiz Ghanim. Ra’iisul Wasaaraha iyo Guddoomiyaha...

Mansabka iyo Siyaasada Koonfur Galbeed oo Noqotey Mid Ku Kooban Reer Baay Iyo Bakool

Madaxweynaha Dowlada Federaalka Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo Ayaa maanta Aqalka Madaxtooyada Villa Soomaaliya Qado Sharaf ugu Sameeyey madaxweynaha loo magacaabay koonfur galbeed Cabdicasiis Xasan...

Gudoomiyaha Baarlamaanka Galmudug oo Sheegay Ineysan Aqoosan Doonin Waxa Kasoo Baxa Kulanka Ka Socda Magalada Garoowe

Guddoomiyaha Baarlamaanka Galmudug Cali Gacal Casir oo la hadlay warbaahinta ayaa ka hadlay sababta uu maamulka Galmudug uga baaqday kulanka guddoonka Baarlamaanka dowladda...

Popular

Subscribe

spot_imgspot_img