WARARKA

Dhegeyso: Maamulka Puntland oo Wasiir Goodax Ka Codsaday Inuu Raali Gelin Ka Bixiyo Hadal uu Ku Hadlay

Kadib markii wasiirka Wasaaradda waxbarashada Xukuumadda Soomaaliya Cabdullaahi Goodax Barre uu shalay sheegay in imtixaankii ay qaaday Puntland uu fashilmay ayaa saacadihii la soo...

Baarlamaanka oo Manta Ansixiyey Heshiiska Kheyraadka Dalka Ayadoo Ay Weli Maamul Goboleedyada Ka Qabaan Doodo Badan

Xildhibaannada Golaha Shacabka ayaa maanta ansixiyey heshiiskii Baydhabo oo guddiga Kheyraadka Golaha maanta ay hor keeneen baarlamaanka. Xildhibaanada ayaa sidoo kalena ansixiyey Heshiiska Caalamiga ah...

Maxkamada Ciidanka Qalabka Sida oo Maanta Soo Gabagabeysay Dhegeysiga Dacwada Askari Dilay Wiil Mooto Bajaj Ku Shaqeysan Jirey

Maxkamadda Darajada Koowaad ee Ciidamada Qalabka Sida ayaa soo gaba-gabeysay dhageysiga dacwad ka dhan ah Dable Boliis Cali Maxamuud Axmed oo Sideedii Bishan kuu...

Qarax Lala Beegsaday Ciidamo Ka Tirsan Kuwa Dowlada oo ku Sugnaa Degmada Bardaale

Wararka aynu ka heleyno gobolka Bay ayaa waxaa ay sheegayaan in ciidamo ka tirsan kuwa dowalada qarax miino ah lagula beegsaday degaano ka tirsan...

Dhegeyso: Wasiirka Gaashaandhiga oo Sheegay Inay Qorsheynayan Dagaal Ka Dhan Ah Alshabab

Wasiirka Gaashaandhigga Soomaaliya Xasan Cali Maxamed (Amar-Dambe), ayaa ku dhawaaqay howlgal ka dhan ah Al-Shabaab, kaasoo laga fulinayo deegaano iyo degmooyin ka tirsan...

Popular

Subscribe

spot_imgspot_img