WARARKA

Wasiiirka Maaliyada oo Maanta ka Qeyb Galaya Kulan Looga Hadlayo Cafinta Deymaha Lagu Leeyahay Somaliya

Wasiirka Maaliyadda Soomaaliya Cabdiraxmaan Ducaale Beyle iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa Magaalada Adis-Ababa ee dalka Itoobiya kula kulmaya kooxda wada hadalka deyn cafinta u...

Reysulwasaare Kheyre oo Maanta Kulan La Qaatay Gudoomiyeyaasha Gobolka Bakool

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumada Federaalka Soomaaliya Xasan Cali kheyre oo uu wehlinayo Cabdicasiis Xasan Maxamed Lafta Gareen ayaa kulan la Qaatay Maamulka Degmooyinka Xudur...

Dhowr Madaafiic oo Maanta Lagu Tuuray Xarunta Madaxtooyada

Duhurnimadii maanta ayaa qeybo ka mid ah magaalada Muqdisho gaar ahaan xaafaddaha ku dhaw dhaw Madaxtooyada Soomaaliya waxaa ku soo dhacay madaafiic dhowr. Goobjoogayaal ayaa...

Gudiga Doorashooyinka oo Maanta Kulan La Qaatay Hay,adaha Caalamiga ee Taageera Doorashooyinka

Gudiga madaxa banaan ee doorashooyinka aya maanta Xarunta Qaramada Midoobay ee magaalada Muqdisho kulan kula qaatay qaar ka mid ah hay’adaha caalamiga ee taageera...

AQRI DHOWR QODOB OO AY GOLAHA ODAYAASHA KOONFUR GALBEED HOR DHIGEEN RAISAL WASAARE KHAYRE.

Golaha Odayaasha dhaqanka ee Koonfur Galbeed oo la kulmay maalintii shaley Raysul Wasaare Hassan Khayre ayaa kala hadley dhowr qodobo oo ay u arkeen...

Popular

Subscribe

spot_imgspot_img